Haween ganacsato ah ayaa ka warramaya sida maalgelinta Marwo Kaabe uga caawisay kobcinta ganacsigooda.
Haweenka ganacsatada ah waxay adeegga Marwo Kaabe u isticmaalaan kobcinta ganacsiyadooda yar-yar. Adeeggu wuxuu ku salaysan yahay hanti, shuruudo cad iyo ribo la’aan.
Macaamiishu waxay ka warramayaan ballaarinta dukaamadooda, shaqaalaysiinta dadka deegaanka iyo taageerada dakhliga qoysaskooda.



