Midnimo Microfinance oo Muqdisho kaga qaybgalay aqoon-is-weydaarsiga tartanka iyo ilaalinta macaamiisha
Midnimo Microfinance waxay 12 Sebteembar 2026 ka qaybgashay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan qabyo-qoraalka siyaasadda iyo sharciga tartanka iyo ilaalinta macaamiisha Soomaaliya.
12 Sebtembar 2026 · Muqdisho, Soomaaliya




