Dhacdooyinka
Midnimo Microfinance oo ka qaybgalay SAWA Expo 2025
Midnimo Microfinance waxay ka qaybgashay bandhiggii koowaad ee Ururka Haweenka Beeraleyda Soomaaliyeed, oo muujiyay doorka haweenka ee beeraha iyo sugnaanta cuntada.
17 Sebtembar 2025 · Muqdisho, Soomaaliya